Iyadoo ay jiraan dulduleelo dhanka maalgelinta ah, QM sare u qaadaysaa gurmadka abaaraha Soomaaliya from weyn Watch Video
Preview(s):
Gallery
Play Video: (Note: The default playback of the video is HD VERSION. If your browser is buffering the video slowly, please play the REGULAR MP4 VERSION or Open The Video below for better experience. Thank you!)
Description: Shir weyn oo deeq-bixiyayaashu uga arrinsanayaan xaaladaha abaarta Geeska Afrika ayaa dhowaan ka dhacaya Geneva - waxaa la rajeynayaa in ay bixiyaan dhaqaale degdeg ah oo loogu talagalay abaarta Soomaaliya, iyo kuwo kale. Gudaha dalka, xafiiska OCHA ee Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheeda waxa ay si adag uga shaqaynayaan sidii ay u caawin lahaayeen Soomaalida u baahan gargaarka bini'aadantinimo.